Dayax Gacmeed aad ugu dhawaanaya Qoraxda oo hawada sare loo diray (Daawo Sawirada)

Hay’adda Maraykanka u qaabilsan hawada sare ee NASA ayaa hawada  u dirtay Dayax Gacmeed lagu magacaabo Parker Solar Probe, waxaana Dayax gacmeedkan qoraxda u jirsan doono masaafo aan waligeed horay loo gaarin. Dayax gacmeedkan ayaa laga tuuray xarunta Cape Canaveral gobolka Florida ee dalka Mareykanka, Dayax gacmeedkan waxaa tuuray 3 gantaal oo xoog leh oo ah nooca loo yaqaan … Continue reading Dayax Gacmeed aad ugu dhawaanaya Qoraxda oo hawada sare loo diray (Daawo Sawirada)